Dhalinyaradan oo ah kuwa nolosha ka dhacay oo aan shaqayn oo kaliya suuqyada afka duubta ayaa weeraray wariyeyaal u dhashay Australiya oo ka duubayay ama suaalo waydiiyay iyadoo sida muuqata la iska weeraray iyagoo xataa aan waxba gaysan. Arag foolxumada kuwo rafaad lagala cararay oo ku kibrey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS