Dhalinyarta beesha Habar awal (ISAAQ) ayaa ka cadhoodey salaadiin soo abaabuley weerarkii lagu qaadey Samawanaag (Lughaya) oo lagu xirey Hargeysa. Dhalinyartan hadlay ayaa iyagu sheegay in ay iyagu leeyihiin deegaano ka tirsan Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS