X

Dhalinyaro xadhig iyo ganaax la isugu daray oo maxkamad ku taal Boorama xukuntey+MUUQAAL

Boorama–Maxkamad ku taal Boorama ayaa xadhig iyo ganaax isugu dartey dhalinyaro ku nool Boorama oo gaystay falal bulshada ka dhana. Dhalintan ayaan la sheegin falalka ay gaysteen waxase warqad dheer akhriyay hogaanka maxkamada oo sheegay in la xukumay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.