X

Dhamaan akhristeyaasha sharafta leh waxaan leenahay CIID MUBAARAK

Dhamaan akhristeyaasha sharafta leh ee ku xidhan Araabinews waxaan leenahay CIID MUBAARAK. Rabi ha inagu gaadhsiiyo ciidan ciideeda kale caafimaad buuxa, barwaaqo iyo dhulkeenoo nabada.

Waxaan munaasabadan weyn idin leenay si wacan u ciida kuna soo hoyda caafimaad iyo nabadgelyo. Rabi ha inagu dhibo kuwii is cafiya si inagana dambiyadeena loo dhaafo.

Waxaan idiin ciyaarayna hees ku haboon marxaladaha noocana.



Hoos ka dhegeyso heesta nabada




ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.