X

Dhamaan bahda Araabinews oo idin leh sanad kheyr qaba 2018

Dhamaan bahda Araabinews waxay u rajaynayaa akhristayaasheeda sharafta leh sanad kheyr qaba 2018 in RABI inooga dhigo. Sanadkii horena kheyrkeeda ina siiyo dambigeenana inaga dhaafo.



Waxaan RABI ka baryaynaa inuu umadeena isku keeno kana saaro dhibka iyo burburka haysta.

AAMIIN



ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.