X

Dhamaan Bahda Araabinews oo leh akhristeyaasha ku xidhan ciid mubaarak

Bahda ARAABINEWS oo leh akhristeyaasha sharafta leh ee ku xidhan ciid mubaarak. RABI ha inagu gaadhsiiyo ciidan ciideeda kale dhamaan caafimaad, nabadgelyo iyo barwaaqo. AAMIIN



Waxaan RABIGEENA awooda leh ee nafteenu u sugnaatey ka baryaynaa inuu soonkii inaga aqbalo, kiisa kalana inoo ogolaado inaan caafimaad ku soono. AAMIIN.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=piC8Hn2KLO8[/embedyt]



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.