X

Dhamaan bahda ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan ilma Xaaji Cumar Aare Miicaad

Dhamaan bahda ARABINEWS waxay tacsi u dirayaan ilma Xaaji Cumar Aare Miicaad oo aabahood Xaaji Cumar Aare Miicaad ku geeriyooday magaalada Diridhaba. Waxaan RABI uga baryaynaa marxuunka in uu Ilaahay naxariistiisa jano ka waraabiyo qoyskiisa, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.