Dhamaan warbaahinta caalamiga ah ee Araabinews waxay leedahay akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran Ciid mubaarak. Waxaan ummada Somaliyeed meelkasta oo ay joogto leenahay ku ciida ciid caafimaad iyo barwaaqo. Sidii caadiga ahayd haddii aad haysaan talo iyo tusaale fadlan nagala soo xiriira iimaylka aanu leenahay ee araabimedia@gmail.com waxaan aad u tixgelinaa fikradaha akhristayaashayada.
Markale cid mubaarak hana lays cafiyo maadaama aan nahay ummad Muslim ah diinteenuna ina farayso in Muslimku cafiyo Muslimka kale ee walaalkiis/walaashiis ah.
Waxaan idiin soo xulney hees ku haboon maalmahan weyn ee farxada leh oo ay inoogu luqeeyaan kooxda xidigaha.
ARAABINEWS.COM