Qaramada midoobey ayaa yaraysey hawshii ay ka haysay Hasrgeysa taas oo keentay in dhaqaale xumo soo wajahdo dad aad u farabadan. Faysal Waraabe ayaa taasi ku macneeyay doorashada dib u dhacdey ee Siilaanyo beeshiisa laga fujin la’yahay kursiga.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM