Boorama–Dhaqtarka dhimirka ee magaalada Boorama ayaa waxa soo gaadhay deeq lacaga oo ay soo direen gabdho muxsiniin ah oo degan magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska. Deeqdan oo dhanayd $1500 oo doolar ayaa waxa lagu soo hagaajay Sheekhal baladka gobolka Sh C/llaahi Sheekh Cali Jowhar, waa goobta ka hadlay hawlwadeenada gudoomay.
ARAABINEWS