X

Dhawaqa rasaasta oo laga maqlayo Beledweyne halkaas oo laba jufo isku cunayaan: MAQAL

Maalintii labaad ayaa wali laysku cunayaa magaalada Beledweye iyadoo jhugunka hubka leysku ridayo iyo dhawaqa rasaasta qoryaha Boobayaasha ka dhaceyso ayaa Barakicin xoogan ku bilawday Dadka ka agdhow xaafadaha dhinaca galbeed ee Magaalada Baledweyne oo uu dagaal xoogan ka qarxay.

Dagaalka oo daqiiqado ka hor xoogeystay  ayaa ah mid aad u culus oo xoogiisana uu ka socdo xaafada hawlwadaag. Buundada magaalada ayaan laga talaabi Karin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.