Waa gabay aad u qiimo badan oo ka hadlaya halganadii imaam Axmed Gurey iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Halganada qaar ayaa wali socda waxana bedelay gumeysi cadaa mid madow oo Somali kula ah iyo mid maskaxeed oo ka yimaada idaacadaha reer galbeedka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS