X

Dhegeyso qiso xanuun badan oo qabasatey Lamaane kadib xasuuqii LIIDO

Xasuuqii kooxda dhiigmiiratada ee alqaacida/daacish/shabaab/khawaarij waxaad rabtaba ugu yeeroo waxa uu kaga tagey shacabkeena murugo iyo uur kutaalo. Dhacdadaas oo taabatey ummadeena welina ka dhex guuxaysa ilaa maanta.

Qiso aad u xanuun badan ayaase ku dhacday Gabar lagu magacaabo Nuura taas oo lamaanaheedii ku weyday xasuuqaas xili ay isku diyaarineysay habeen kadib weerarkaas iney isguursadaan.

Gabadhan ayaa waxaa laga soo aruuriyay qiso xanuun badan oo aad la ilmeyn doonto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.