X

Dhegeyso sida loo curyaamiyo beeraha Somaliya

Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya cuduro iyo cayayaan waxyeello u geystey Beerahooda. Ma jirto dawlad gargar u fidisa.


Maxamed C/raxmaan Matow oo ah guddoomiye ku xigeenka Beeraleyda Baardheere ayaa sheegay in beeraha la qoto ay ku fadhiyaan ila 140km oo isku jooga.

Waxa uu tilmaamay in xilligan ay tahay waqtigii ay wax soo saaran lahaayeen, balse uu dhibaato badan ku hayo cayayaan.


Dawlada dhexr ayaan welli dejin mashruucii beeraha dalka waxana acagta badankeedu gashaa la dagaalanka argagixisada iyo mishahar bixinta.

Waxa booska cunto la’aanta buuxiya cuntooyin dhacay o cuduro badan ku keena dadka o ay soo geliyaan hay’ado caalami ah iyo weliba abuurka loo yaqaan GM oo ah mid laga saaray nafaqadii.

Hoos ka dhegeyso

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.