Dhimashada xasuuqii Kabul ee argagixisada Carabtu taageerto ee Talibaan oo ciidaa ka badatey. Wararka u dambeeyay ee isbitaalada ka soo baxaya ayaa tirada ku sheegay 150 dhimasho.
Gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lagu qarxiyay bartamaha suuqa Kabul wiigii hore. Argagixisada ayaa jirin meel ka caagan, wayna ku dilaan meeshii aad ku jirtaba.
Argagixisada Talibaan ayaa ku eedeeyay xasuuqaas kuwa Sucuudigu taageero ee Daacish.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS