Weerarkii daraad argagixisadu ku qaaday xarun laga tukaamaysto oo ku taal Baqdaad ayaa dhimashadu kor u dhaaftey 250 qof kadib markii argagixisadu si arxandaro u laysey muslimiin iibsanayn dharkii ciida.
Xasuuqan ayaa noqdey kii ugu xumaa ee ka dhaca Ciraaq kadib intii Maraykanku kala baxay ciidamadiisa ugu badan. Argagixisada oo hadda la ogaadey in ay diin iyo iimaan toona lahayn ayaa weerar qabriga rasuulkeena csw.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS