X

Dhinaca fanka maxaa ku soo kordhey waa hees hadda daawaha laga rogey

Sagal waa fanaanad aad u da’yar waxayna daawaha ka qaaday heesta la magac baxday” caashaqa qaybtiisa sii. Khaladka Ka Fahmay Fanaka Ee Dharka Xooray “Khilaaf Hadal Kuma kordhe Kadaa Hadala Qadhaadh. Haday qadari dhacdoo calaf kuu qorey midkale dareen qaaliya ku soor.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.