X

Dhulbahantow ma garan weydeen inaad baasuuke la dhacdaan dhaawaca Jeegaanta

Dhulbahantow ma garan weydeen inaad baasuuke la dhacdaan dhaawaca Jeegaanta ee Tukaraq ka imanaya ee ku socda Burco iyo Oog.

Waa hadalka xildhibaan ka tirsan Puntland oo reer Laascaanooda. Halka gudoomiye soo goostey uu isna sheegay inuu raaxo ku nolaan doonin.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=k2-PHi2KMdk[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.