X

Dhulgariir ku dhiftey Talyaaniga

Wanaka ka imanaya Talyaaniga ayaa sheegaya in dhulgariir xoogani Ku dhiftey Koofurta dalkaasi, dhulgariirkaas oo laga dareemay caasimada Rooma.

Dhulgariirka oo xalay kowdii habeenimo Ku dhiftey ayaa khasaare nafeed la gaystey waxana Ku socota gurmad degdega goobaha uu aafeeyay.

Dhimashada ayaa gaaraysa ilaa 4 qif inta hadda la xaqiijay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.