Tiro 500 GAARAYSA ayaa ku dhimatay dhul-gariirkii maalmo ka hor ka dhacay dalka Ecuador, waxaa la la`yahay in ka badan 1700 oo ruux, waxaana dhaawacmay tiro saddex kun kor u dhaafeysa. Dhulgariirkan oo aad u xoogweynaa ayaa guryo badan dhulka la simey waxana la arkayay daadad soo rogmadey oo qaaday baabuur.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS