Dadku caynkaan waa dhaami jirey dhugiyo maamuuse, dhalinta iyo waxgaradkuna, ileyn dhibaa muuqatiyo dhaawac iyo xooge. Waa gabayga dhaqanguur oo ay ku farayaraysatey Safiyo Tusmo. ARAABINEWS