X

Dib u jaleec ciidankii qaranka oo SNM iyo xulafadii Mingiste ka xoreynaya Hargeysa iyo qoys nolol raaxale ku noolaa oo..ARAG

Dib u jaleec ciidankii qaranka oo sharafi ka muuqato oo Hargeysa ka xoreynaya xulafadii Mingiste iyo SNM oo guryihii magaalada Hargeysa intey shacabkii qixiyeen iyagu dhufey ka dhigtey. Sarkaal ka tirsan ciidanka ayaa sharaxayada sida looga xoreynayo SNM iyo xulafadii Mingiste iyo in hubka waaweyni yahay kan kaliya ee soo afjaraya dagaalka. SNM iyo xulafadii Mingiste ayaa laba maalmood looga saaray magaalada.

Dhinaca kale waxa ku jira qoys Hargeysa ku noolaa oo raaxo ku noolaa oo qoxooti ku noqdey Dulcad oo ku soo noqdey gurigiisii SNM dhufayska ka dhigatay oo burburey iyo dawladii oo dhacday iyo riyadii ahayd in caruurtiisu dugsi dib u galaan oo burbutey.

Dagaalkan u dhexeeyay SNM iyo xulafada Mingiste ayaa horseed ka ahaa in reer galbeedka oo uu ugu horeeyo Ingiriisku uu cunaqabatayn saaro dalkeena taas oo keentay in si toosa loo caawiyo loona dhiirigeliyo qabiilka iyo ururadii indhaha lahaa aakhirkiina keentay burburka inagu habsaday.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.