X

Dib u jaleec haddii lafo la soo faqanayo kuwa ugu lafo badan ayaa nahay: Sheekh Xasan Daheeye iyo Muuse Biixi

Muuse Biixi musharaxa xisbiga Kulmiye ee maamulka Somaliland wuxuu cod ka rabaa reer Awdal laakiin waa qof nooceeya maxaase lagu xasuusan karaa. Dib u jaleec jawaab degdega oo uu siiyay Sheekh Xasan Daheeya oo ka caroodey lafo agagaarka Hargeysa laga faqo oo gaalo la tuso. Sheekh Xasan ayaa leh war haddii lafo la soo faqayo kuwa ugu lafo badan ayaan iyo Muuse Biixi oo leh kuwa sidaa u hadlaya ayaa ka daran kuwii aan is dagaalney.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.