Prof Axmed Samatar ayaa ka cararay goob dood looga adkaaday kadib markii ay socon waytaday wixii uu goobta la yimi iyo wiil ka soo jeeda gobolada Awdal oo qarxiyay in Prof Axmed Samatar lagu yaqaano markay xaaladu ku xumaato ama looga adkaado doodaha in uu ooda jabiyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM