Dib u jaleec qudbad qiimo leh oo gudoomiyihii bangiga dhexe ee Somaliya Yusur Abraar jeedisay markii la magacaabay+MUUQAAL
Toronto–Gudoomiyihii hore ee bangiga dhexe ee Somaliya ee iscasishay markay aragtey musuqmaaqa baahsan ee ka jira marwa Yusur Abraar ayaa waraysi bixisay kaga warantay taariikh nololeedkeeda iyo hawsha ay rabto in ay u qabato dalkeeda.