Allaha u naxariiste waxa xalay geeriyooday wariyihii ruug cadaaga ahaa ee cariga Somalida sida weyn looga yaqaanay Axmed Xasam Cawke. Hadaba Cawke ayaa lagu yaqaanay cod aad u macaan wuxuuna ku darsaday ka qoslinta iyo xushmad iyo qadarin uu u hayay dadkiisa iyo dalkiisa.
Aan dib u jaleecno war uu akhriyay 1988 oo ka hadlaysay doorka culimada oo uu markaasi jaalle Siyaad AUN la dardaamayay si ay uga hortagaan kuwa sida u faafiya diinteena.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM