X

Dibiga Bufalada loo yaqaan oo si cajiiba iskaga reebay libaax dabada ka qaniinsan

Dibiga xooga weyn ee loo yaqaan Bufalada ayaa waxa weerar ku soo qaaday laba libaax oo aad u gaajaysan waxase uu wacdaro ku dhigey mid xaga hore ka maray kadib markii uu geeseeyay halka midka kale oo dabada qaniinyo kaga hayay uu isaga reebay si cajiiba

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.