Hargeysa–Gudoomiye ku xigeenka wakiilada maamulka Somaliland ayaa sheegay in diiwaangelin la,aan kaliya ku qabsoomi karto doorashada maamulka beesha dhexe ee Somaliland. Wuxuu kaloo sheegay in arintaasna laga sugayo maamulka doorashada Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS