Diiwaangelinta ayaa si rasmi ah uga bilaabmeysa gobolada Awdal maalinta berito waxana la dhaqaajiyay baabuurtii iyo ardeydii samayn lahayd baabuurta. Diiwaangelinta ayaa ka soo dhamaatey gobolka Togdheer iyadoo la shaaci doono inta is diiwaangelisey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS