Diiwaangelinta gobolka Sool ayaa ka bilaabatey qaybo ka mida gobolkaas iyadoo dadka danaynayaa ay aad u yaryihiin. Ma jiro safaf dhaadheer magaalooyonka ay degan yihiin beesha Dhulbahante.
Waxase jira tuulooyin ay wada degaan beesha Isaaq oo aad looga soo baxay. Diiwaangelintan ayaa ah tan ugu dambeysa.
Masuuliyiinta Khaatumo State ayaa uga digey maamulka Somaliland in ay iska horkeenaan dadka.
Madame Yuusuf
ARAABINEWS