X

Diktooreyso Khadiija oo dayactir ku bilowdey isbitaal Shifo Boorama oo ciyaarta Saylici lagu soo dhaweeyay

Diktooreyso Khadiija oo dayactir ku bilowdey isbitaal Shifo Boorama ayaa kalkaalisooyinka isbitaalka iyo hooyooyinka ku dhala laguna xanaaneeyo ay ciyaarta Saylici ku soo dhaweeyeen. Diktooreyso Khadiija ayaa degan Talyaaniga ahna haweenay aad u firfircoon oo waxqabadka ay ka soo qaado Talyaaniga ku caawisa dadkeeda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.