X

Dil badheedha oo ka dhacay Muqdisho iyo waxa sababay dilkaasi

Dil badheedha ayaa ka dhacay Muqdisho oo hoy u noqotey xasuuq ay argagixisadu ka fuliso halkaas. Ma jirto maalin ama habeen aan Muqdisho lagu dilin qof Muslim ah.



Dilka ka dhacay Muqdisho ayaa waxa gaystey askari ka mida minashiibiyada oo nin wada gaadhi Hindiga bajaajta si bareera u toogtey kadib markii la isku af isku mari waayeen lacagta cashuurta.



“Askari ka tirsan Ciidanka Minishiibiyada ayaa Qof Mooto Bajaajle ah wuxuu ku dilay meel aan sidaas uga fogeyn saldhiga degmada, Askariga iyo nin kale oo la socday ayaan gacanta ku dhignay”. Ayuu yiri Taliyaha saldhiga degmada Shangaani.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.