Dil ka dhacay Caynabo oo lagu guulaystey in la soo qabto gacan ku dhiiglihii
Dil ka dhacay Caynabo ayaa lagu guulaystey in la soo qabto gacan ku dhiiglihii dilka gaystey oo sharciga la marinĀ doono. Dilalka shacabku gaysto ayaa inta badan la soo helaa lamase helo kuwa isla booliisku dilaan.