Hargeysa–Dil ka dhacay Hargeysa ayaa waxa ka waramay wasiir ku xigeenka amaanka halkaas oo booliis lagu dilay daraad. Booliiska ayaa la sheegay in ay dileen dad shacaba kadib markii sidala sheegay ay si xun wax ka noqdeen. Qofkii dilka gaystay ayaa la sheegayaa in jufadiisu qarinayso.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM