X

Dil laga argagaxay oo Boosaaso loogu gaystey haweenay dharley ah

Dil laga argagaxay ayaa ka dhacay Boosaaso halkaas oo haweenay iibisa dharka si arxan daro loogu dilay kadib ragii dilay ay goobta ka baxsadeen. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dilka haweenaydan.


”Haweenaydan waxa lagu dhex diley isla goobta ay ku iibinaysay dharka waxayna ahaayeen kuwo afka soo duubtey ayuu yiri goobjooge.


Wararka qaar ayaa sheegaya in haweenaydu xiriir la lahayd kooxaha argagixisada inkastoo la xaqiijin karin warkaas. Maamulla horjooge Siciid Deni ayaan war ka soo saarin dilkan foosha xun.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.