X

Dil laga argagaxay oo gabadh loogu gaystey Burco oo cadho weyn ka dhalatey

Waxa magaalada Burco dil foolxun oo laga argagaxay loogu gaystey gabadh miskiina oo la joogtey ama haysay dad iyaga laftooduba qaba baahiyo gaara. Dad aad uga cadheysan ayaa dalbadey in si degdega loo soo qabto ninkii gaystey horena la dilo.


Dadka deriska la ah gabadha la diley ayaa sheegay in marxuumada ay xoolo raacday kadibna dhexda loo galay oo halkii lagu bireeyay. Dilkan foosha xun ayaa gilgilay magaalada.

”Lagama yaabo inay cadaalad hesho waayo horjoogaha meesha haysta ayaanaba garanayn waxa cadaaladu tahay ayuu yiri Xuseen Warsame.


Waa dhacdadii labaad oo sidana oo ka dhacda Burco ayadoo hore magaalada loogu diley hooyo sadex caruura leh oo la sheegay inuu diley nin yaqaanay lana balamay markii dambana lagu sheegay ninkeeda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.