X

Dil markale ka dhacay Ceel-afweyn oo ka tirsan gobolka Sanaag

Waxa dil markale ka dhacay degmada Ceel-Afweyn ee gobolkla Sanaag halkaas oo colaad ay ku jirtey in muddo ah laakiin loo fadhiistey dhowr bilood kahor si loo xaliyo. Afhayeenka gudigii nabadeynta Ceel-Afweyn ayaa ka waramay cida la diley iyo halka weerarku ka dhacay.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=T_f_vnUv03Y[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.