X

Dilalka qorsheysan ee argagixisadu fulisay oo gaaray ilaa 70 qof

Dilalka qorsheysan ee argagixisadu fulisay ayaa gaaray ilaa 70 qof. Dilalkan oo inta badan ka dhacay Muqdisho iyo gobolada Koofurta Somaliya ayaa argagixisadu hadda duubataa sidey xasuuqa u fuliyaan.


Sarkaal ka tirsanaa nabad sugida iyo oday dhaqameedyo da’ ah oo diintu ogoleyn ayaa u dambeeyay dilalka argagixisadu fulisay. Waxa dhinaca kale la ogaadey in sirta ay bixiyaan shaqaalaha dawladu erido.


Sarkaalka Ciidanka NISA ka tirsanaa ee la dilay oo lagu magacaabi jiray Ismaaciil Ciriiri, waxana diley laba argagixiso oo midna duubayay midna rasaasta ridayay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.