Dilkii wasiir Cabaas ayaa galay sifo qabiil iyo jufada Nuur Faarax ee Hawiye (Habargidir) oo Farmaajo la kulmey manta si ay ugala hadlaan arinta Nuur Faarax.
Nuur Faarax oo ahaa hantidhowrka Koofurta Somaliya ayaa ilaaladiisu dileen wasiir Cabaas oo watey gaadhi isla markaana dabasocdey oo rasaas ay huwiyeen.
Nuur Faarax ayay ahayd in uu iscasilo maadaama gaadhigiisu ku lug lahaa dilka wasiir waxase booska ka tuurey golaha wasiirada raas oo madaxweyne Farmaajo aqbalay.
Beelaha Hawiye ayaa rooxaantu ku kacsan tahay ayagoo firqooyin badana. Kulanka maanta u dhexeeyay beesha Habargidir ee Hawiye iyo Farmaajo ayaa ku soo dhamaadey guuldaro lama sheegin qodobada laysku diidey.
Xildhibaanada beesha ayaa sheegay in ay laba arinba ka cabanayaan labadaas oo ah shaqo joojinta xoghayihii warfaafinta Bahlaawi iyo Nuur Faarax.
Boosaska muhiimka ee Muqdisho waxa fadhiya beesha Hawiye oo Somalida kale ku ixtiraaamtey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS