X

Dilku wuxuu ii ahaa shaqo: WARAYSI dhiigmiirad Maxamed Cali

Dhiigmiirad Maxamed Cali wuxuu ka mid ahaa argagixisadii dhawaan ay Butlaan ku toogatey Gaalkacayo kadib markii lagu helay xasuuqyo socday muddo dheer. Waraysi intaan la abaal marin uu kaga hadlay sida uu wax u dili jirey. ” Nijaasta shaqadooda waxa ku jirta marka uu dilo 20 kan 21-naad ee la dilayo waa isaga.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.