X

Dilla oo lagu soo kordhiyay adeegyo caafimaad oo lacag la’aana iyo qalab cusub+MUUQAAL

Dilla–Degmada Dilla ee gobolka Awdal ayaa lagu soo kordhiyay adeeg caafimaad oo cusub iyo qalabkiisa. Dadka deegaanka ayaa aad u soo dhaweeyay adeegyada caafimaadka waxana goobta ka hadlay wufuud iyagu sii raacay wafti ka socda hay’ad caafimaad.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.