Degmada Dilla ee gobolka Awdal ayaa tartan xoogan kula jirta Gebiley halkaas oo manta laga furey huteel dalxiis oo la magic baxay Dalxiis. Waxa goobta ka Hadley duqey iyo waxgarad ka soo qaybgalay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=IA456FyPVCw[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS