X

Dirawalkii madaxweynihii u dambeeyay dalka Maxamed Siyaad Barre oo gurigiisii tikniko lagu weeraray: ARAG ciilka

Dirawalkii madaxweynihii hore ee Somaliya ayaa Muqdisho loo sheegtay sheegayna in askar iyo tikniko badan gurigiisa la soo dhoobey uuna seexday guryo islaameed isagoo ka baqaya in la xiro. Wuxuu yiri waa qabiil ninka i xiraya waa laba xidigle ana korneyl ayaan ahay. Wuxuu sheegay in ay dawladnimo iyo islaamnimo midna ahayn. Fadeexadan ayaa laga sugayaa in uu ka jawaabo Muungaab.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.