Diyaarad khaasa ayaa ka degtay Ceerigaabo markii ugu horeysay. Diyaaradan oo ah noocii gaboobey ee Ruushkii hore ayaa la sheegay in ay u kireysan tahay Siilaanyo inadeerkii oo ah wasiirka duulista. Waxa la horgeeyay gaadiidagka gurmadka lamina garanayo cida ay Ceerigaabo ka qaadayso.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM