Diyaarad ay leedahay Liibiya ayaa wado laami ah ku soo gashay si lama filaana inkastoo ayna fadhiisan waxayna qasabtey nin maleeshiyo ah in uu dhulka beerka saaro kuna sigtey waxyar. Diyaaradan ayaa laga yaabay sida aadka ah ee ay ugu soo dhawaatay dhulka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM