X

Diyaaradaha Kiiniya ka imanaya halagu baadho Wajeer inta ayna iman Muqdisho: waraysi iyo suaal loo qabtey Cali Geedi+ARAG

London–R/wasaarihii hore ee Somaliya ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya lagu waydiiyay arimo badan. Cali Geedi ayaa qaba in diyaaradaha Kiiniya aan laga soo dejin Muqdisho ee lagu baadho Wajeer halka kuwa taga Kiiniya lagu baadho Wajeer. Waraysi dheer ayaa lagu waydiiyay waxyaabo badan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.