X

Diyaarad laga leeyahay Aljeeriya oo burburtey iyo khasaare xooga oo jira

Dhimaahada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Aljeeriya ayaa sii cagacagaynaysa in ka badan 200 oo dadlii saarnaaba. Diyaarada ayaa ahayd mid ciidan.



Maaha markii ugu horeysay ee diyaarad ciidan Ku burburto dalkaasi Aljeeriya.

Dadka diyaarada saarnaa ayaa ahaa qoysaska askar la,socotry diyaarada. Waxa u badnas jabhada Polisariyo oo ay taageerto Aljeeriya kana dagaalanta Marooko.



Milatariga dalkaasi ayaa bilaabay baaritaan Waxa keenay shilkan.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.