X

Dood dhexmartey masuul ka tirsan maamulka beesha dhexe iyo nin aqoonyahana oo lagu kala kici gaadhay+MUUQAAL

London 09 Jan 2014–Dood dhexmartey nin aqoonyana laguna magacaabo C/llaahi Cali Gaani iyo masuul ka tirsan beesha dhexe oo ku dhawaatay in lagu kala kaco kadib markii aqoonyahan C/llaahi Gaani diiday inuu yiraa Somaliland maadaama uu ku doodayo in uu yahay reer Woqooyi aanuna aaminsanayn magaca la wato.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.