X

Dood jilbaha laysku laabtey oo dhexmartey beesha dhexe iyo Somalida inteeda kale

Dood jilbaha laysku laabtey oo dhexmartey beesha dhexe iyo Somalida inteeda kale. Doodan oo nooceeda hore aan loo qaban ayaa maamulka Somaliland fadeexad ka raacdey ayagoo la fariistey cuqdad halka la khashifay in ay Hargeysa ka soo doortaan xildhibaanada u matalaya Muqdisho.

Doodan ayaan haba yaraatee ku jirin dadka magaca Somaliland la wadaaga beesha dhexe oo ay ku ekayd kaliya siyaasiyiinta beesha dhexe weliba jeegaanta.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=oQjEK5A7k1Q[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.