London 04 Dec 2014–Dood ku saabsan kufsigii iyo fataalnimadii ay ku kaceen dhalinyartii Somalida ahaa ee dalka Ingiriiska iyo xilliga la siin dayn doono iyo dambiyada ay galeen inta xadhigoodu leegyahay ayaa barnaamijkan lagu falanqeeyay.
Rashiid Celaanyo
ARAABINEWS.COM